Jubbaland oo War cusub ka soo saartay xaalada gobolka Gedo, dowladana ku eedeysay..

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa mar kale ku eedeysay DF faragelin iyo khal-khal amni oo ay ka waddo gobolka Gedo. War saxaafadeed ka soo baxay Jubbaland ayaa lagu sheegay in cawaaqib xumada ka dhalata dhibaatada ay DFS ka waddo gobolka Gedo uu masuuliyadeedda dusha saaran doono Madaxweynaha Somalia. “Soomaaliya iyo Kenya waxay leeyihiin xuduud dhan 850 … Continue reading Jubbaland oo War cusub ka soo saartay xaalada gobolka Gedo, dowladana ku eedeysay..